• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Hay’ad Caalami oo soo dhaweysay xukunka lagu riday Maxamed Cabdi Afweyne.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 19, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hadal ka soo baxay Hay’adda Badbaadinta iyo Taageero-siinta Maraakiibta Caalamiga ee “The International Seafarers Welfare and Assistance Network” ayaa lagu sheegay inay soo dhaweynayaan Xukunka lagu riday Maxamed Cabdi Afweyne oo ahaan jirey Hoggaamiye-burcadeed, kaasi oo isbuucii hore lagu xukumay Xabsi 20-sanno ah.

Hay’addaasi oo magaceeda loo soo gaabiyo (ISWAN) ayaa sheegtay in Afweyne oo ahaa Hoggaamiye Burcad-baddeed ka dambeeyey falkii lagu afduubtay Markabka MV Pombei bishii April ee sannadkii 2009-kii.

Waxay kaloo sheegtay in xilligii la sii daynayey Markabka MV Pompeii inay Burcad-baddeeda Soomaalida afduub u haysteen 12 Markab oo ay la socdeen in ku dhow 200 Badmaaxiin.

Hay’adda waxay kaloo tilmaamtay  inuu xilli adag ahaa dhibaatada haysatay tiradda badan ee Badmaaxiinta la afduubtay  iyo Qoysaskooda, iyadoo ay hoos u dhaceen Maraakiibta lagu qafaalan jirey Somalia.

Dhinaca kale, Madaxa Barnaamijyadda ee Hay’adda ISWAN, Tom Holmer ayaa tilmaamay inay Maxamed Cabdi Afweyne hawl qaali ah u ahayd falalka Burcad-baddeednimo, halka ay murugo iyo saboolnimo la soo deristo Badmaaxiinta la afduubto iyo qoysaskooda.

Waxa uu ugu dambeyntii uga mahadceliyey Dowladda Belgium hawshooda ku aadan sidii Caddaaladda loo hor keeni lahaa kuwa dhibaateeya Badmaaxiinta.

ISWAN 000Hay’adda ISWAN waxay Xaruntooda Dhexe ee ku taalla dalka Britain waxay kaloo taageero siiyaan Qoysaska iyo Waalidiinta aan wax biil ah helin muddada Badmaaxiinta afduubka loogu haysto Xeebaha Somalia.

Bishan 14-dii ayey ahayd markii Maxkamad ku taalla magaalladda Bruges ee W/galbeed Belgium xukun 20-sanno ku riday Maxamed Cabdi Afweyne, halka Madaxweynihii hore ee Maamulkii Ximan iyo Xeeb, Maxamed Macallim Aadan “Tiiceey” lagu xukumay xabsi 5 sanno ah.

©Radio Dalsan

Previous Post

Kenya oo malaayiin Shillin dul dhigtay Nin ka tirsan Alshabaab oo lagu eedeynayo dilal ka dhacay Mandera.

Next Post

Maxkamad Australia oo xukun ku riday Haween Somali oo si qarsoodi u guday gabdhahooda.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil
Warar

Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil

June 14, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Next Post

Maxkamad Australia oo xukun ku riday Haween Somali oo si qarsoodi u guday gabdhahooda.

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Mogadishu — The corridors of power in Mogadishu are shifting once again, as Mahad Maxamed Salaad is officially set to...

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Tehran — In a chilling revelation that could shift the delicate balance of power in the Middle East, Iranian state...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

by Ilhaan
June 14, 2025
0

Waxaa saaka si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada dalka imtixaanka shahaadiga ah ee...

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

by Ilhaan
June 14, 2025
0

Televishinka qaranka Iran ayaa Sabtidii baahiyay war sheegaya in hay’adaha sirdoonka Iran ay heleen dukumeenti xasaasi ah oo la xiriira...

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
English News

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation
English News

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil
Warar

Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
National Exams Begin Across Somalia: Students Sit for the Future
English News

National Exams Begin Across Somalia: Students Sit for the Future

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
  • Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation
  • Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
  • Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00