Harry kane oo Xulka England la sameyay Tababarkii ugu horeyay + Sawiro

Ciyaariyahanka weerarka kooxda spurss hary kane ayaa tababarkii ugu horeyay la qaatay xulka qaranka sadaxada libaax ee England oo dhawaan lagu soo daray waxaana maanta uu la qaatay tababar ay iskugu diyaarinayaan ciyaaraha ay la ciyaari doonaan

xulalka  Lithuania iyo itali

Daawo Sawiradda :-

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17a

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor