• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, June 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Guddoomiye Degmo ka tirsan Gobolka Banaadir oo ka badbaaday Qaraxii Muqdisho

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 11, 2022
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 2 mins read
A A
Guddoomiye Degmo ka tirsan Gobolka Banaadir oo ka badbaaday Qaraxii Muqdisho
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha degmada Warta-nabada ee Gobolka Banaadir Seynab Maxamuud Warsame (Xaabsey) ayaa ka badbaaday qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay barta Koontarool ee laga ilaaliyo wadada aada Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Qof isku soo xiray jaakad waxyaabaha qarxa ayaa isku dhex qarxiyey gaadiid taagnaa Koontaroolka Ciidanka Nabadsugida dowladda ee lagu hubiyo gaadiidka aadaya dhanka Garoonka, waxaana qaraxaas uu ahaa mid xoogan oo jugtiisa laga maqlay Muqdisho.

Guddoomiye Seynab Xaabsey oo Qoraal kooban kusoo qortay barteeda Facebook ayaa sheegtay inay Nabad qabto, isla markaana waxaa ay tacsi u dirtay Askar la socotay oo ilaalo ahaa oo ku dhintay qaraxa, iyada oo Caafimaad u rajeeysay Askarta dhaawacantay.

“Alhamdulilah ilaahey ha unaxariisto askarteeni inta dhawacana allaha noo caafiyo waa nabad qabnaa Alhamdulilah” ayey tiri Guddoomiye Seynab Xaabsey oo ka badbaaday qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxa oo soo gaaray Askar ilaalo u aheyd Seynab Xaabsey iyo dad shacab ah oo goobta marayay, waxaana sidoo kalena dhaawacmay dad kale oo shacab ahaa, iyadoona ay gubatay kaalin shidaal oo ku taalla goobta.

Laamaha amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan weli ka hadlin qaraxaas khasaaraha dhaliyey ee ka dhacay Magaalada Muqdisho, qaraxa ayaa ku soo aaday, iyada oo Maanta ay bilaabaneyso hadal-jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha.

Previous Post

Faah faahin: Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay wadada aada Garoonka Aadan Cadde

Next Post

Booliska oo shaaciyay cida lala beegsaday Qaraxii Muqdisho & khasaaraha ka dhashay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

June 23, 2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka
Warar

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

June 23, 2025
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria
Warar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

June 23, 2025
“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”
Warar

“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”

June 23, 2025
Next Post
Booliska oo shaaciyay cida lala beegsaday Qaraxii Muqdisho & khasaaraha ka dhashay

Booliska oo shaaciyay cida lala beegsaday Qaraxii Muqdisho & khasaaraha ka dhashay

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad si rasmi ah loogu daahfurayay Qorshaha Hiigsiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka...

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayay...

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

by Gesey Liban
June 23, 2025
0

In a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

"Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban"

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country
English News

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive
English News

Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria
English News

Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
  • “Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
  • Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00