Qareen Yuusuf Xaaji Nuur, ayaa waxaa uu Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas u magacaabay gudoomiyaha maxkamada sare ee Puntland.
Gudoomiyaha cusub ee xilka hadda loo magacaabay, ayaa waxaa uu horay u ahaan jiray gudoomiyihii maxkamada sare ee Puntland xilligii madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf.