Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Is beddel ku sameeyay Guddigii Farsamo ee uu u Magacaabay KGS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno ka tirsan Guddiga Farsamada ee Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed isagoo magacaabay xubno cusub.

About Webmaster

View all posts by Webmaster