Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha Guud ee Guddiga  u magacaabay C/raxiim C/casiis Aadam, kaasi oo noqon doona Xoghayaha Cusub ee Guddiga.
Xilka loo magacaabay mas’uulka Cusub ayaa waxaa  horay u hayay C/shakuur Daauud Maxamed, kaasi oo hadda loo magacaabay xubin ka mid ah Guddi-Hoosaadka hawlgalka Doorashooyinka.
Â