Guddiga doorashada Hirshabelle oo shaaciyey lix kursi oo lagu tartamayo

Guddiga doorashada Hirshabelle, ayaa waxa uu shaaciyey jadwalka lix kursi, oo kamid ah kuraasta taalla magaalada Jowhar.

Doorashada kuraasta Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku socota maalmihii ugu danbeysay si dardar leh.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor