Golaha Iskaashiga Dowlad  goboleedyada dalka ka jira ayaa War ka  soo saaray weerarkii iyo xarigii Siyaaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.
War qoraal ah oo ay soo saareen ayaa waxa ay ku sheegeen in ay sidhow ula socdeen xiisada Siyaasadeed ee uu dhaliyay weerarka Guriga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.
Sidoo kale wax ay qoraalkooda ku sheegen in ay ka digayaan in la bartilmaameedsado Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda dhexe ee Soomaaliya.
Hoos Ka Akhriso qoraalka ay soo saareen oo dhameystiran.