• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, July 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Garsoore ku hanjabtay inay sii dayn doonto Somali xukun la’aan ugu xiran Xabsiga Dhexe ee Uganda.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
September 27, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Garsoore Elizabeth Nyahamya oo qaadaysa Kiiska loo haysto Muwaadiniin Somali ah ayaa ku goodisay inay sii dayn doonto Maxaabiistaasi oo tiradooda dhan tahay 8 qof, kuwaasi oo xukun la’aan labo sanno ku xiran Xabsiga Dhexe ee Luzira ee magaalladda Kampala.

Garsoore Elizabeth Nyahamya oo Madax ka ah Waaxda Dembiyadda Caalamiga ee Maxkamadda Sare ee Uganda (The International Crimes Division of the High Court) ayaa caddeysay in la sii daynayo Maxaabiista Soomaalida haddii aysan Dowladda Uganda diyaar u ahayn inay Dacwad ku soo oogto.

Maxaabiistaasi ayaa dhawaan codsaday in lagu sii daayo Damiin, maadaama ay Xukun la’aan xiran yihiin tan iyo bishii September ee sannadkii 2014-kii.

Kooxda Dacwad-oogayaasha Dowladda Uganda oo uu horkacayo Rachael Bikoli ayaa ka codsaday Maxkamadda Sare in iyaga laga war sugo ilaa bisha December 15-da, si ay diyaar u noqdaan inay Dacwad ku soo oogaan Maxaabiista Soomaalida oo ay ku eedeynayaan inay taageeraan Xarakadda Al-shabaab iyo inay weerar qarax ka geysan lahaayeen magaalladda Kampala.

Garsoore Elizabeth Nyahamya waxay sheegtay haddii aysan Dacwad-oogayaasha Dowladda diyaar noqon waayaan bisha December 15-da inay taasi micnaheedu tahay inaysan caddaymo u haynin Soomaalida xiran.

Waxayna sheegtay inaysan ka laba-labayn doonin haddii xilligaasi caddaymo la keeni waayo inay amri doonto in  Xabsiga laga sii daayo Maxaabiista Soomaalida.

Qareenka u doodayo Maxaabiista Soomaalida oo lagu magacaabo Edwin Tabaro ayaa isagana sheegay inay Eedeysanayaasha muddo dheer u xiran yihiin  sabab la xiriirta in laga shakisan yahay.

Waxa uu intaasi ku daray in dadkaasi Maxkamad la soo taagay bishii April 18dii ee sannadkii hore, kadib, markii ay Dacwad-oogayaasha Dowladda sheegeen inay soo dhamaystiraan Gal-dacwadeedka 8-da Soomaalida ee xukun la’aanta ugu xiran Xabsiga Dhexe ee Lusira.

Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran Uganda ayaa lagu kala magacaabaa :-

  1. Mohamed Abdulkadir Hirsi oo lagu nanaayso Mohamed Abdul Aziz Adan,
  2. Abdi Abdullahi Bootan,
  3. Hassan Abduwali Mohamoud,
  4. Mohamed Ahmed Gele,
  5. Yusuf Osman Hussein,
  6. Abdi Ali,
  7. Abdul Kadir Mohamed Mohamud Sandir
  8. Mohamad Yusuf Farah

Si kastaba ha ahaatee, Muwaadiniintaas Soomaalida ee  ayaa la xiray bishii September ee sannadkii 2014-kii, kadib markii  Boliska Uganda loo soo  far muuqay Dhallinyaradaasi oo xilligaasi ku sugnaa Hotel ku yaalla Xaafadda Kesinyi ee magaalladda Kampala.

elizabeth-nyahamya

 ©Radio Dalsan

Previous Post

Al-shabaab oo soo bandhigay Gaari iyo Hub ay ka qabsadeen Boliska Kenya.

Next Post

Nin Somali oo laga soo lalmiyey saqafka sare ee Xabsi ku yaalla dalka Britain oo geeriyooday

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
Warar

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

July 13, 2025
Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”
Warar

Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

July 13, 2025
Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine
Caalamka

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

July 13, 2025
Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan
Warar

Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

July 12, 2025
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya
Warar

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya

July 12, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan

July 12, 2025
Next Post

Nin Somali oo laga soo lalmiyey saqafka sare ee Xabsi ku yaalla dalka Britain oo geeriyooday

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

by Ilhaan
July 13, 2025
0

Ciidamada ammaanka magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug ayaa xalay fuliyay howlgal ballaaran oo lagu xoojinayo amniga magaalada. Howlgalkan ayaa waxaa...

Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

by Ilhaan
July 13, 2025
0

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qaybgalay kulan lagu dhiirigelinayay doorka muhiimka ah ee haweenka Puntland ay ka...

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

by Ilhaan
July 13, 2025
0

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, ayaa caddeeyay in dalkiisu si buuxda oo aan shuruud lahayn u taageerayo mowqifka Ruushka...

Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Najiib, ayaa sheegay in shirweynaha la filayo inuu ka qabsoomo...

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
Warar

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

July 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”
Warar

Madaxweyne Deni: "Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac"

July 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine
Caalamka

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

July 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan
Warar

Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya
Warar

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
  • Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”
  • Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine
  • Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00