Galmudug oo soo saartay Amaro ku aaddan Amaanka Dhuusamareeb

Wasaarada Amniga Galmudug ayaa soo saartay Amaro Amaanka Caasimadda Dhuusamareeb lagu Xaqiijinayo, waxaana ilaa amar dambe la joojiyey isticmaalida Waddooyin soo gala Magaalada Dhusamareb ee ka yimaada dhanka bariga.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor