Galmudug oo Famaajo Wediisatay 100,000 ee uu balanqaaday kadib Qarax Cadaado lagu fashiliyey

Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ka hadlayey qarax ay fashiliyeen ciidanka NISA ee Galmudug meel ku dhaw Cadaado ayuu sheegay in loo baahanyahay in madaxweyne Farmaajo uu abaal mariyo bixiyana lacagti uu balanqaaday ee aheyd 100,000

Cali Gacal waxu sheegay in xalay ciidanka ay qabteen gaari nuuca caaisga loo yaqaano oo ay water kooxo rabay iney Cadaado ku weeraraan qaraxyo .

Gudoomiyaha ayaa sheegay in sida ugu dhaqsaha badan ay dadkaas maxkamad soo taai dooonaan , waxuuna ku celceliyey in dhiiragalinti madaxweynaha lo baahanyahay in ay soo gaarti ciidamadi hawlgalka lagu fashilanayey qaaday.

Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu ku jiray ololaha doorashada waxuu sheegay in uu siinayo qofki fashilaya ama soo sheega nog qarax lala damacsanyahay shacabka inuu siin doono 1000,000 oo Dollar Mareykanka ah .

Halkaan Ka Dhageyso.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor