Waxaa War-murtiyeed laga soo saaray shir ay Magaalada Gaalkacyo ku yeesheen mamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana ay soo saareen war-murtiyeed wada jir ah.
Dowlad Goboleedyada  Galmudug iyo Puntland waxay ku heshiiyeen inay ka wada shaqeeyaan sidii ay isugu soo dhaweyn lahaayeen dhinacyada ku kala aragtida duwan hanaanka qabsoomidda doorashada.
Hoos ka aqriso War-murtiyeedka