Maamulka Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Heshiiyay

Kadib Munaasabad ka dhacday Magaalada Cadaado ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi ay heshiis ku kala saxiixdeen Maamulka Galmudug Iyo Ahlussuna Waljamaaca.

Wariyaha Radio Dalsan ee gobolka Galgaduud aya soo sheegay in Ahlusunna uu heshiiskaasi u saxiixay Guddoomiyaha Ahlusunna ee Saddexda Gole Ibraahin Sheekh Xasan Guureeye.

Heshka oo ka kooban dhowr qodob ayay labada Maamul isku raaceen in la dhaqan galiyo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor