• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(FAALLO): Maxaa laga dhaxli doonaa Khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya Golayaasha DFS ?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 10, 2018
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Marxallad-siyaasadeed calawsan iyo Kala Aragti duwanaansho ayaa ka dhex muuqda Golayaasha Qaranka dhexdooda iyo DF S iyo Maamul-gobaleedyadda, wuxuuna muranku gaaray Figta ugu sarreysay marka loo eego Halbeegga Siyaasadda Maanta.

Khilaafka xubnaha sare ee Golaha Barlamaanka iyo Golaha Fulinta ayaana ah tusaalaha ugu mudan xaalladda kacsan ee Siyaasadda, iyadoo ay Madaxda Sare ee Labada Gole u muuqdaan kuwo uu ka dhexeeyo Hardan-siyasaadeed iyo Loolan hoose oo ay labada dhinac ku klaa disan yihiin.

Khilaafka muuqda waxa uu u dhexeeya sida la sheego Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiyaha BFS, Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan iyo xubno kala taageersan Labada Hoggaamiye ee ugu sarreysa Hoggaaminta dalka.

Tan iyo isbuucii hore waxaa jirtay inay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha BFS yeesheen dhowr Kulan oo uu RW Xasan Cali Kheyre ku wehliyey, waxaana ilo-wareedyo sheegeen in Kulamadaasi ahaayeen kuwo xasaasi ah oo ay Madaxda isku maan diidsanayeen qoddobo laga xusi karo:

1- Ciiddanka Boliska ee loo diray Baydhabo, si ay u sugaan Ammaanka xilliga laga dooranayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka K/Galbeed.

2- Faragelinta la sheego inay DFS ku hayso Nidaamka Doorashadda ee K/Galbeed.

3:-Warbixintii Guddiga Miisaaniyadda Golaha Shacabka ay ku eedeeyeen lunsasho Hantiyadeed ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Gobolka Banaadir.

4- Khilaafkii ka dhashay Guddigii Miisaaniyadda iyo Maaliyadda ee BFS ee la kala diray, balse uu Guddoomiye Mursal dib-u-hawl geliyey.

Qoddobadaasi iyo kuwo kale ayeyna u muuqataa inay soo dedejisay Mooshinkii ay xubno ka tirsan BFS, kuna feker ah Guddoomiye Mursal ay shalay ka keeneen in Madaxweyne Farmaajo xilka laga qaado.

 

92 Xildhibaan ayaa la sheegay inay saxiixeen, inkastoo qaar ka mid ah Xildhibaanadaasi gudbiyey Mooshinka ay markii dambe sheegeen in magacyadooda laga been abuurtay.

Xoghayaha Guud ee BFS, C/kariim Xaaji Cabdi Buux oo soo saaray  Hdaal-qoraal ah ayaa sheegay inay buuxiyeen Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha DFS.

Warbaahinta Caalamka waxay Qoddob-wareedkooda ugu muhiimsan xalay ilaa maanta u ahaa Arrimta Mooshinkaasi, waxayna taxliil ku samaynayeen saamaynta Mooshinkaasi iyo Isbedelka Siyaasadda muuqata xilligan ee dalka Somalia.

Diplomaasiyiinta ayaa rumeysan in Khilaafka haatan laba kacleeyey uu salka ku hayo Khilaafkii DFS iyo Maamul-gobaleedyadda, kaasi oo Olol-siyaasadeed kale ku noqday Murankii ka dhex jiray Golayaasha Qaranka.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan in loo baahan yahay in la qaado Tallaabo Miyir-qab Mas’uuliyadeed leh, Dulqaad iyo Isu-tanaasul, si aysan xaalladu u gaarin meel aan wax laga qaban karin.

Saddexda Mas’uul ee ugu sareeya ayaana laga filayaa inay xaalladda ay  abuureen xal ka galaan, isla markaana laga hortago Khilaaf Baahsan oo sii kala fogeeya Madaxda Qaranka iyo Xildhibaanadda BFS oo iminka u muuqda inay labada dhinac u kala xagliyaan.

Madaxda Qaranka waxaa looga baahan yahay inay Dareen u yeeshaan caqabadda ka dhalan karta haddii  Mas’uul xilka looga qaado Khilaaf Shaqsiyaasadeed, iyadoo  markhaati laga ahaa dhacdooyin noocaasi oo Mas’uuliyiin hore xilalka looga xayuubiyey waxa loogu yeero Mooshino la soo abaabulay oo cadiifad shaqsiyadeed ama kooxeed ku salaysnayd.

Si kastaba ha ahaatee, Xaalladda haatan taagan ayaan la ogeyn waxa laga dhaxli karo iyo Madaxda uu daadku qaadi doono, illayn Fallaartii cirka loo ganay, cid kasta wey filan kartaa.

Previous Post

Sawirro:-Khayre oo Guddoomiyay Shirarka Tubaha Amniga Iyo Siyaasadda loo Dhanyahay

Next Post

Dhageyso:- Warka Habeenimo Ee Radio Dalsan 8:00PM 10-12-2018

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe
Warar

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

May 17, 2025
Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

May 17, 2025
Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Next Post

Dhageyso:- Warka Habeenimo Ee Radio Dalsan 8:00PM 10-12-2018

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

by Ilhaan
May 17, 2025
0

 Hal qof ayaa ku dhintay, labo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax miino uu maanta ka dhacay meel...

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 17, 2025
0

Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa habeenimadii xalay fuliyay weerar qorsheysan oo ka dhan ah kooxaha Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay...

Explosion Causes Casualties Near Baraawe Airport

Explosion Causes Casualties Near Baraawe Airport

by Liban
May 17, 2025
0

At least one person has been killed and two others injured in a landmine explosion that occurred today near the...

Federal Parliament Session Cancelled Amid Fears of Potential No-Confidence Motions

Federal Parliament Session Cancelled Amid Fears of Potential No-Confidence Motions

by Liban
May 17, 2025
0

Mogadishu – Saturday's scheduled session of the House of the People of Somalia’s Federal Parliament was unexpectedly cancelled, sparking speculation...

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe
Warar

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Explosion Causes Casualties Near Baraawe Airport
English News

Explosion Causes Casualties Near Baraawe Airport

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Federal Parliament Session Cancelled Amid Fears of Potential No-Confidence Motions
English News

Federal Parliament Session Cancelled Amid Fears of Potential No-Confidence Motions

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Information Minister Attends Islamic World–Russia Culture Congress in Kazan, Highlights Culture as a Bridge for Peace and Cooperation
English News

Somalia’s Information Minister Attends Islamic World–Russia Culture Congress in Kazan, Highlights Culture as a Bridge for Peace and Cooperation

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe
  • Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
  • Explosion Causes Casualties Near Baraawe Airport
  • Federal Parliament Session Cancelled Amid Fears of Potential No-Confidence Motions

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00