Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u sheegay Isku duwaha xaaladaha arrimaha Bini’aadanimada Soomaaliya Peter de Clercq in dowladiisa ay aad uga walaacsan tahay go’aanka ay dowlada Kenya ku xireyso Xerada Dhadhaab.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in sido kale ay ka walaacsan yihiin dhibaatada dhinaca nolosha ee ka dhalan karta haddii Kenya xirto xeradasi sida aan ka soo xiganay wakaalada SONNA.
Kenya ayaa dhawaan shaacisay iney xiri doonto xerada Dhadhaab bisha May ee sanadkan soo socda.