(Dhegyso):- Askari Dilay Darowal Ka Xeenayay Bajaaj.

Muqdisho(Radio Dalsan):- askari ka tirsanaa ciidanka dowlada ayaa lasheegay in manta aga-gaarka isgooska KM4 uu kudilay mid kamid ah wadayasha moota Bajajka

Maxamed Muuse Xaaji Cumar oo ah ruuxa ladilay ayaa lasheegay in kahor dilka uu muran yar dhaxmaray asaga iyo askari oo ku aadaneen lacago larabay in lagaqaado taasna ee keenta in askari uu dilo marxuum Maxamed Muuse Xaaji Cumar

Halkan Hoose Ka Dhgeyso Codka C/raxmaan Aadan Barow

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor