Dhegeyso: Sanduuqa Dib-udhiska Nabada oo markii ugu horeysay soomaaliya ku deeqaya lacag

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta QM  Ee New york, waxaa markii ugu horeysay lagu sheegay in sanduuqa dib u dhiska nabada uu Lacag ugu deeqayo Soomaaliya.

Lacagtaan ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay si toos ah ay ugu dhici doontaa, bankiga dhexe ee ee soomaaliya, sida warbixinta lagu sheegay.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay QM ayaa lagu sheegay in Qeybta hore  Ee Mashruucaan  lagu bixin doono Lacag dhan  Labo Milyan oo Dolarka Mareykanka ah kuwaas oo wax looga qabanayo Saddex Gobol oo uu ku jiro Gobolka Banaadir.

Halkaan ka dhegeyso: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar hadliye ayaa soo dhaweeyay Taageerada QM ee Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor