Dhegeyso: Hooyo Soomaaliyeed oo magaaladda Mogadishu ku heysata ilmo yar oo qeybo kamid ah jirkiisa aan laheyn dareemo.

Hooya waxaa ay nagu soo booqatay idaacadda Dalsan ee Magaladda Mogadishu, waxaana warbixintaa nooga diyaarisay Fartuun Cabdi Cali.

Halkaan ka Dhegeyso:

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor