Dhageyso:Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka badbaaday Qarax miino oo caawa lala eegtay

Fiidkii Caawa ayaa qarax Miino waxaa lala eegtay Mudane katirsan Golaha shacabaka oo lagu magacaabo Maxamuud Abuukaate,gaariga uu la socday Mudanaha ayaa miinada waxa ay kula kacday meel ku dhaw Carwada Taleex ee Degmada Hodan.

Khsaaro kala duwan ayaa ka dhashay Qaraxaasi oo labo kamid ah ilaalada Xildhibaanka ayaa ku dhaawacmay.

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate ayaa ka badbaaday qaraxaasi lala eegtay sida uu Dalsan u Xaqiijiyay Gudoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad,hasa ahaatee gudoomiye Salaad ayaa xaqiijiyay in labo kamid ah ilaalada Xildhibaanka ay dhaawacmeyn.

Howlgal ayaa iminka waxa uu ka socdaa goobta qaraxa uu ka dhacay waxaana goobtaa la dhigay ciidamo badan.

Halkan ka dhageyso Gudoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad:

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media