Dhageyso:Xaalada Gaalkacyo oo xalay ilaa maanta kacsan.

Wararka maanta naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi ay kacsan kadib markii xalay halkaas iska hor imaad kooban uu ku dhexaray ciidamada Gal-mudug iyo Puntland.

Magaalada ayaa lasoo sheegayaa in lagu arkayo ciidamada labada dhinac kuwaas oo gaaf waregaya xili dhinaca kale ay socdaan kulamo ay lee yihiin gudigii labada dhinac ee loo xilsaaray xalinta xiisada gaalkacyo.

Halkaan ka dhageyso.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor