Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Gal-mudug waxaa maanta isku casilay wasiiro iyo xildhibaano katirsan maamulkaas kuwaas oo sheegay in ay cadaalad daro baahsan ay jirto.
shaqsiyaadka is casilay waxaa kamida wasiiru dowlaha cafimaad iyo wasiirka maalgashiga iyo xildhibaano kale.
Halkaan ka dhageyso