Rasaas ayaa laga maqlayaa meelo kamida xafada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug halkaas oo mudooyinkii lasoo dhaafayay ay dib ugu soo noqonayeen shacabkii horay uga barakacay.
dhinaca kale suuqa magaalada ayaan jirin wax dhaq dhaqaaq ganacsi ah oo ka socda kadib markii aya kala xirteen ciidamada labada dhinac.
Weriyaheena Mahad America ayaa kasoo waramaya xaaladihii ugu dambeeyay gaalkacyo.
Halkaan ka dhageyso.