Dhageyso:Jenral Qaafow “Raali ayaa ka ahay in xilka la iga qaado””

jenral Qaafow oo u waramay Radio Dalsan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in xilka laga qaado

Halkan ka dhageyso wareysi uu ka qaaday :wariye C/waxiid Cabdullahi Daahir

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor