Baarlamaanka dalka ayaa maanta maalintiisii labaad dhegeystay khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka gudoomiye ku xigeenka labaad.
Ila iyo labo mudane aya iyagu ka tanaazulay xilka gudoomiya ku xigeenka labaad waxana ay kala yihiin Xildhibaan C/laahi Cusmaan Ducaale Sugulle iyo Jamaal Xasan Cusmaan.