DHAGEYSO: Xildhibaan katirsan Galmudug oo Sheegay in Dwladda ay Caqabad ku tahay Wada Hadalada Ahlusuna iyo Maamulkooda

Xildhibaan Axmed Cali Maxamed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaan goboleedka Galmudug ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka ay caqabad ku yihiin arrimaha wada hadalka ee Ahlu sunna iyo Galmudug oo la sheegay inay fashil ku dhamaadeen, markii la’isku fahmi waayey qodobada qaar ee wada hadalada labada dhinac.

Xildhibaanka oo ka qeyb galayey baranaamijka Dooda Dalsan ayaa eed dusha kaga tuuray madaxda sare ee dowladda, oo uu sheegay inay ka gaabiyeen dadaaladii toos la’isaga horkeeni lahaa labada dhinac.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media