(Dhageyso) Xildhibaan Dalxa oo ka hadlay socdaalkii madaxweynaha Kenya uu ku tagay Dhoobley

dhawaan ayee aheed markii madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta uu socdaal ku tagay dagmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, taa oo siyaabo kala duwan uga hadleen qaar kamid ah bulshada.

Xildhibaan maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah xildhibaanada golaha Shacabka oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu si faa-faahsan uga hadlay socdaalka  Uhuru Kenyatta

ugu horeen Dalxa ayaa waxa uu ka hadlay duqeynta dad Soomaali ah loogu geestay xeebaha wadanka Yaman

Halkan hoose ka dhageyso codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media