Waxgaradka ku nool Magalada Gaalkayco ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa kulan ay yeesheen kaga hadleen dagaal beeleedyada ka socda deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galgaduud.
Waxgaradka ayaa kulanka kaidb waxa ay kasoo saareen baaq ku aadan in sideg deg ah loo joojiyo dagaalka u dhaxeeya labada beelood ee ka socda deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galgaduud.
Dawlada federalka Soomaaliya iyo Dawlada Deegaanka Soomaalida Itobiya ayey ugu baaqeen in loo istaago dadka kudagaalamaya deegaankaasi waxaana ay sheegeen in dhaqso loogu baxo.
Marka laga soo baaqaas weli majirto cid isku howshay joojinta dagaalkaas,waxaana saakay uu markale dib uga bilaawday dagaalka deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galgaduud.
Hoos Ka Dhageyso Codka Waxgaradka Magalada Gaalkacyo.