Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha Radio Dalsan waxaan u soo gudbineynaa Warka Subax ee Idaacadda Dalsan.
Waa Subax Axad ah Warka waxaa Akhrineysa Fardowso Maxamuud Sahal,waxana farsameynaya Faarax Cabdullaahi Aadan( Qorsheeye)
Hoos Ka Dhageyso Warka Subaxnimo.