Dhageyso Wareysi : Siyaasiyiin ka soo horjeestay qaabka loo wajahay golaha deegaanka Gobolka Banaadir

Siyaasiga cabdulaahi axmad maxamad cabdulaahi dheere oo kamid ah siyasiyiinta degaanka obolka banaadir oo uwaramayay idaacada dalsan ayaa kasoo horjeestay aragti ahaan qaabka maamulka gobolka banaadir uu uwajahay dhismaha gudi laga dhex xulay isla shaqaalaha gobolka oo loo xilsaaray kasoo talabixinta qaab dhismeedka golaha degaanka gobolka oo dhowaan laguwado in la ambaqaado

Kulan maatdhacay oo looga hadlayay arinkaas oo ay kasoo qeybgaleen waxgaradka iyo qeybaha bulshada degaanka ayuusheegay in lagu qabtay muqdisho

Halkan ka dhageyso wareysiga:-

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor