(Dhageyso) Warbixin: 57-sano kadib waa sidee Cududa Ciidanka Xooga Dalka?

12-ka bisha April sanadkii 1960-ayaa la aas aasay ciidanka xooga dalka,marxalado kala duwan ayeey so mareyn ciidan xooga Dalka.

Wixii ka dambeeyay 1991-kii markii ay meesha kabaxday Dowladii dhexe ayaa waxa ay la kulmeyn marxalad horseeday in ay kala dhantaalmaan.

Sanad waliba 12-ka April waxaa loo dabaal-dagaa maalintaa ku weyn ciidanka xooga dalka.

Saleymaan Xaaji Axmed Raage ayaa warbixintan ku eegaya marxaladihii ay soo mareyn ciidanka xooga dalka iyo 57-sano kadib cududii ciidanka xooga dalka.

Halkan ka dhageyso Warbixinta:

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media