Dhageyso: Saraakiisha Dowladda Iyo AMISOM oo ka shiray Amaanka Baladweyne

Kulanka ay magaalada Baladweyne Ku yeesheen Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Hiiraan iyo Kuwa Amisom ayaa Maanta Ka Dhacay Magaaladdaasi.

Kulanka oo Saxaafadda ay banaan Joog ka ahayd ayaa waxaa looga hadlay sidii loo adkeen lahaa Amaanka Magaaladda Baladweyne.

Markii uu soo dhamaaday kulanka Waxaa Warbaahinta Si Wadajir ah ula hadlay Taliyaha Ciidamadda Amisom ee qeybta Afaraad iyo Gudoomiyaha Goblka Hiiraan Cabdi Fitaax Xasan Afrax.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor