{Dhageyso}:- Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee gobalka Gedo oo Itoobiya ku eedeyay ka qeyb qaadasho la”aanta howlgalka ka dhanka ah Alshabab.

G/Dhexe  Aadan Cabdi Cali oo ka mida Saraakiisha Sar-sare ee ciidanka Dowladda kuna sugan gobalka Gedo oo lahadlay Radiodalsan ayaa eed kulul u soo jeediyaya ciidamada Itopia ee qeybta ka ah Howlgalka Miduwga Afirika ee Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay Aaadan Cab di Cali in ay aysan ka qeyb qaadan dagaalada Ciidamada Soomalidu ay kula jiraan Dagaal yahanada Alshabab ee ka dhaca ggobalka Gedo ee isla markaana kaliya uun ay isku difaacaan Saldhigyadooda.

Dhinaca akale G/dhexe Aadan Cabdi Cali ayaa cadeyaya in ay jiraan dhibaatooyin ay kula kacaan Shacabka hobalka Gedo ay ay ka mid tahay Lacago ay si aan Sharci aheyn uga qaatan dadka.

Halkaan Ka Dhageyso Codka. 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media