DHAGEYSO: Safiirka Soomaliya ee K/suudaan oo ka Hadlay xaalada Soomaalida kunool Dalkaasi

Ambaasadoor Xuseen Xaaji Axmed oo Soomaaliya u fadhiya dala Koonfurta Suudaan oo lahadlay Idaacda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey xaalada Soomaalida kunool Koonfurta Suudan.

Safiirka ayaa sheegay in dadka Soomaalida ee kunool haalkaasi ay la wdaagaan dadka kale ee kunool koonfurta Suudaan marka loo eego nabadgalyadooda, balse aysan jirin bartilmaameed iyo dhibaatooyin gooni ah oo  lagu haayo shacabka Soomaaliyeed ee ku ganacsata halkaasi.

Danjire Xuseen Xaaji Axmed ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada Soomaalida ku xiran xabsiyada Dalka Koonfurta Suudaan.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media