DHAGEYSO: Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo Dowladda Ku Dhaliilay Shirka London

Afhayeenka dhanka siyaasada ee Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye C/laahi Xassan Abuukar Dheere ayaa sheegay in shirka biri ka furmaya magaalada London uu markiisii hore ku bilaaban waji xalaal ah, islamarkaana ku dhaliilay madaxda dowladda federaalka ka qeyb galka shirkaas.

C/laahi Dheere oo la hadlay Radio Dalsan ayaa tilmaamay in gobolka banaadir shirkaasi aanu ka lahayn matalaad, si la mid ah maamulada kale, taasoo ku tilmaamay ayaan darro usoo hooyatay dowladda Farmaajo, waxaa uu xusay in Muqdisho ay ka ambabexeen, islamarkaana ay ka soo dagi doonaan garoonka Aadan Cadde gobolkiina aanu xaq u yeelay shirka London.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media