Dhageyso: Muran xoogan oo ka taagan Kaawo ku taalla degmada Kaaraan

Qaar kamid ah xoogsatada ka shaqeysata kaawo ku taala degmada Kaaran ayaa cabasho ka muujiyay gudoomiyihii degmada Balcad Cisman Xaadoole.

Waxa ay Dalsan u sheegen in ciidamo uu watay Cismaan Xaadole iney halkasi ka ceyriyen dadkii xoogsatada ahaa.

Bashiir Maxamed Caroone oo oo dadkasi kamid ah ayaa Dalsan uga warbixiyay sida ay wax u dhaceen.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor