(Dhageyso):- Madaxweyne kuxugeynka Galmudug oo ku baaqay in cadaalada la horkeeno dadkii ka danbeeyay dilka afhayenkii Xibin iyo Xeeb.

Cadaado(Radio Dalsan):- madaxweyne kuxugeynka maamulka Galmudug maxamed Xaashi Carabey oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa ugu horeen ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u’naxariistee marxuum Maxamed Cumar Hagafey oo ahaa Afhayeenkii maamulkii hore ee Xibin iyo Xeeb

dhanka kale madaxweyne kuxugeynka ayaa ku baaqay in cadaalada la horkeeno dadkii ka danbeeyay falka dilka ah

Halkan Hoose Ka dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media