• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, July 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Maqal

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo ka ambabaxay M/Muqdisho & ujeedka safarkiisa

Dalsan Editor by Dalsan Editor
June 21, 2018
in Maqal, Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga qeyb geli doonaan Shir Madaxeed deg-deg ah oo waddamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD, Hoggaanka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey ay kaga arrinsanayaan xasilinta dalka Koonfurta Suudaan.

Hoggaamiyeyaasha 8da dal ee ku mideysan Ururka IGAD ayaa muddo hal maalin ah oo shirku socanayo, waxa ay dib u eegis ku sameyn doonaan qorsheyaasha lagu guuleystay ee ku saabsan dib-u-soo celinta nabadda Koonfurta Suudaan, qodobadii laga fuliyey heshiisyadii horey ay u kala saxiixdeen dhinacyadii ku dagaallamay dalkaas iyo caqabadaha haatan hortaagan in ay ka hana qaaddo xasillooni buuxda.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku wehelinaya shirkan ayaa hor dhigi doona Madaxda dalalka IGAD, aragtida Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saleysan in la xoojiyo nabad galyada Gobolka, lana soo afjaro dhammaan colaadaha sokeeyo, iyadoona loo marayo is-qancin, isu-tanaasul iyo wada xaajood, si looga gudbo caqabadaha dib-u-dhigay horumarka Qaaradda Afrika.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa qeyb ka ahayd dadaalladii diblumaasiyadeed ee lagu wajahayey colaaddii sokeeye ee ka qaraxday dalkaas dabayaaqadii 2013kii, tan iyo wakhtigaasna Soomaaliya waxa ay kaalin muuqata ka qaadaneysay qorshayaasha iyo shirarka ku saabsan xal u helista dhibaatooyinka dib u dhigay hor-u-socodka Suudaanta Koonfureed.Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaliya Cabdi Nuur Maxamed Axmed ayaa

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaliya Cabdi Nuur Maxamed Axmed ayaa Warbaahinta u sharaxay ujeedka safarka Madaxweynaha ee Magalada Addis-Ababa.

Hoos Ka Dhageyso Codka  Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaliya Cabdi Nuur Maxamed Axmed.

http://dev.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2018/06/Cnuur-Maxamed-Axmed-Agaasimaha-Warfaafinta-Madaxtooyada.mp3
Previous Post

(SAWIRO): Madaxweyne Trump oo Saxiixay amar lagu joojinayo Kala-qeybinta Carruurta iyo Qoysaska Muhaajiriinta

Next Post

Agaasime Koofi ” waxan bilabeynaa wajigii 3’aad ee dib u howlgalinta baraha xaduudaha dalka”

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta
Warar

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

July 9, 2025
Next Post

Agaasime Koofi " waxan bilabeynaa wajigii 3'aad ee dib u howlgalinta baraha xaduudaha dalka"

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

by Liban
July 10, 2025
0

Addis Ababa - The Minister of Labour and Social Affairs of the Federal Government of Somalia, Hon. MP Yusuf Mohamed Adan,...

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

by Liban
July 10, 2025
0

Mogadishu  – The Federal Government of Somalia has initiated a new plan aimed at reopening blocked roadsin the capital, Mogadishu, as...

Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan

Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan

by Liban
July 10, 2025
0

Amman, Jordan - The Minister of Youth and Sports of the Federal Government of Somalia, Hon. Mohamed Abdulkadir Ali, has arrived...

Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025

Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025

by Liban
July 10, 2025
0

London - The Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, Hon. Biixi Imaan Cige, has been awarded the prestigious...

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development
English News

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu
English News

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan
English News

Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025
English News

Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development
  • Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu
  • Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan
  • Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00