Dhageyso :- Maamulo ka hor yimid Sharciyadii ay ansixiyeen Goloha Wasiirada Somalia

Qaar ka mid ah maamul-gobaleedyada dalka ka jira ayaa ka hor yimid sharciyadii ay shalay meel-mariyeen golaha wasiirada xukuumadda fedraalka Somaliya kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Maamulada sida cad uga hor yimid sharciyadaan waxaa ka mid ah maamulka Galmudug iyo maamulka Puntland iyaga oo sheegay in aysan jirin cid ay latashi kala sameysay dowladda fedraalka Somalia.

Shalay ayay aheyd markii kulan aan caadi aheyn oo ay Muqdisho ku yeesheen golaha Wasiirada Soomaaliya ay ku ansixiyeen Sharciyada doorashooyinka iyo kan axsaabta dalkaoo waqti dheer laga sugayay dowladda in ay so bandhigto.

Halkaan Ka Dhhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media