Madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa wada qorshe ay dib ugu howlgalinayaan Dakada Ceel Macaan iyo garoonka diyaaradaha Cisaleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe, inkastoo arrimahaasi uu ka jiro muran u dhaxeeya dowladda iyo maamulka Hirshabeelle.
Wasiirka warfaafinta Mahad Xasan Cismaan ee Hirshabeelle ayaa sheegay inaysan wax gorgortan ka gali doonin furitaanka garoonka Cisaley iyo dakada Ceel Macaan oo oo u tilmaamay inay xaq u leeyihiin sida maamulada kale.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.