Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa sheegay in dadka Soomaalyeed ay heestaan dhowr fursadood oo ay ku badbaadin karaan qarankooda isla markaana ay uga Shaqeyn karaan amniga dalka.
Thaabit ayaa soo hadal qaday dhowr fursadood oo uu sheegay in ay wajib tahay in dadka Soomaaliyeed gaar aahan kuwa Muqdisho watign u banana.
“â€Dadka Soomaaliyeed waxa u yaalla dhowr fursadood oo dadka kale ay ay uga dwuan yihiin sida, dhiiranaan geesinimo, Bani’aadanimo, islaanimo iyo dhalinayaranimo ayuu yiri Gudoomiye Thaabitâ€
Sidoo kale wax uu sheegay in dahlinayarda Soomaaliyeed lag doonayo badbaado qaran muhiimna ay tahay in aysan qarin kuwo uu sheegay in falal amnidari ay wadaan kuna dhex dhuunta sida uu hadalka u dhigay.
Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Thaabit