Guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo shalay lagu soo dhaweeye magaalada caasimada ee muqdisho ayaa waxa uu shacabka ku dhaqan gobolka banaadir u jeediyey inay muujiyaan daganaan.
Guddoomiye Taabid ayaa tilmaamay in hada lagu jiro waqti ada, waxaana uu u jeediyey in qof walba masuul iska saaro magaalada, si loo hormariyo dalka gaar ahaan gobolka banaadir.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.