Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh Cusmaan Jawaari oo ka qeyb galay Xaflad Xalay ka Dhacday Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Waxaa uu sheegay in Riyo Maalmeed ay tahay in Somaliland ay ka go’do Soomaaliya inteeda kale.
Halkan ka Dhageyso Hadalka Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh Cusmaan Jawaari.