Dhageyso: Gudomiyaha Qansax-dheere oo ka hadlay qarax ay ku dhaawacmen masuulyin ka tirsan mamulka dagmadaasi

gudoomiyaha dagmada Qansaxdheere ee gobolka Bay Isaaq Cabdi Maxamuud oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay qarax maanta ka dhacay maqaaxi ku taala dagmada qasaaro dhaawac ahna uu ka dhashay.

gudoomiyaha ayaa shegay inuu qaraxaasi ay ku dhaawacmeen 7-ruux kuwaas oo kala ahaa gudoomiyaha dhanka arimaha bulshada iyo gudomiyaha dhanka maaliyada iyo 5-askari oo ilaalo u aheed.

Halkan hoose ka dhageyso codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media