Wasiirka Amniga maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la hadlay Warbaahinta ayaa amar ku bixiyay in toogto dhamaan Xubnaha ka tirsan Alshabab eek u jira xabsiyada mamulka Puntland.
Waxa uu sheegay in dhibaato ay ku hayaan degaanada maamulkooda isla markaana sida ugu dhaqsiyaha badan ay u tooganayaan dhalinyarada ka tirsan Dhadhaqaqa alshabab ee maxkamaduhu Xukumeen.
Puntland aya dagaalo ka dhacay degaanada Puntland waxa ay ku qabteen maxaabis Shabab ah waxaana intaa kedib Xukuntay maxkamad halkaas oo ay hatan ku jiraan hase Ahatee Wasaaradda Amniga Puntland aya shegatay in la tooganayo.
Halkaan Ka Dhageyso Codka.