Dhageyso: Dowlada Federaalka & Siyaasiyiinta Kale Oo Loogu Baaqay In Ay Muujiyaan Xalisooni Siyaasadeed

Dr Xasan Xeyle Tooxow oo kamida siyaasiyiinta soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo horumarka loo baahan yahay in la sameeyo.

Siyaasi Xasan Xeyle Tooxow oo wareysi gaar ah siiyay radio dalsan ayaa waxaa uu Masuuliyiinta dowladda iyo siyaasiyiinta kale uu ugu baaqay in muujiyo xasilooni siyaasadeed.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor