Dhageyso: Degmooyinka Kaxda Iyo Xamar Ja-jab oo Iskaga horyimid tartanka aqoon Iyo Abaalmarin ee Radio Dalsan

Waxa caawa ku tartamay habeenkii seddaxaad ee tartan aqooneedka Radio Dalsan Degmooyinka kaxda iyo Xamar jajab.

Tartanka oo ahaa mid xasaasi ah waxaa kusoo Baxday Degmada Kaxda oo Keensatay 8 Dhibcood Halka Xamar ja-jab ay la tamid 1 Dhibcood.

Tartanka waxa caawa usoo baxday Degmada Kaxda waxaana halkasi ku hartay Degmada Xamar jajab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor