Dhageyso: Dagaal caawa ka dhacay duleedka Lambar konton

Dagaalkan oo ahaa mid xoogan ayaa waxa uu cawa k dhacay tuulooyinka u dhow deegaanka Lambar konton ee gobolka Shabeelada Hoose.

Dagaalkan ayaa waxa uu u’dhaxeeyay ciidamada dowlada oo garab ka helaya ciidamo gaar’ah iyo Al-shabaab.

Maxamed Ciise oo kamid ah saraakiisha ciidamada ku sugan gobolka Shabeelada Hoose ayaa Dalsan u’xaqiijiyay dagaalka asagoona dhanka kale ka hadlay arimo dhowr ah oo quseeya gobolka Shabeelada Hoose.

Halkan hoose ka dhageyso codka

:

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media