Xisaado Colaadeed ayaa waxaa laga Dareemayaa Miyiga Gobalka mudug kadib marki dad shacb ah siyaabo kal duwan loogu dilay waxaa xisadaani ay u dhaxeeyasaa Xool dhaqato ka soo kala jeedo Puntland iyo Galmudug.
Culuma udiinka Ahlusuna ee Gobalka mudug Gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay ku baaqayn in lajoojiyo xisadaha ka soo cusboonaaday Bariga Gobalka mudug iyo Afduubka daba socda xisadahaasi .
Shiikh Jaamac Cabdi Caynab oo kamid ah Culumada Gobolka Mudug ayaa wax laga xumado ku tilmaamay dagaaladas,waxa uuna ugu baaqay Maleeshiyaadka dagaalamaya in ay si dhaqso ah dagaalka u joojiyaan.
Waxa kaloo uu hadalkiisa intaas ku daray in dhankooda ay dadaal badan ku bixin doonaan sidii dagaaladas loo joojin lahaa.
Hoos Ka Dhageyso Codka