Wararka naga soo gaaraya degmada wadajir ayaa ku waramaya in maanta isrisaaseen ay ku dhexmartay gudaha degmada Wadajir, gaar ahaan nawaaxiga saldhiga booliska ee degmadaasi ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, kadib isfaham waa soo kala dhexgalay ciidamadaas.
Taliyaha Saldhiga degmada Wadajir Cabdi baasid ayaa Radio Dalsan u sheegay inay timid isrisaaseentaas markii sarkaal katirsan dowaladda hoose laga shakiyey gaari u watay, islamarkaana u hogaansami waayey nidaamka, kadibna ay halkaasi ay ka dhacday isrisaaseenta.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.