Dhageyso: Ciidamada Amaanka Oo Gacanta kusoo Dhigay Hub Iyo shaqsiyaad (Sawirro)

Ciidamadda nabad sugidda soomaaliya ayaa xalay baaritaano ay ka sameeyen xaafado ka tirsan degmadda Yaaqshiid waxaa ay gacanta kusoo dhigeen hubyo iyo shaqsiyaad ku howlanaa diyaarinta walxaha qarxa.

Howlgalka Ciidamada Nabad sugida ay ka sameeyen dagmada yaaqshiid ayaa ymid wax yar uun kadib markii madaafiic ay kusoo dhaceen muqdisho.

Afayeenka Maamulka gobolka banadir Cabdifitaax Xalane oo la hadlay Radio Dalsan ayaa ka warbixiyay madaafiicdii xalay waxaana uu hoosta ka xariiqay in hoobiyayaasha aysan geysanin wax qasaaro ah.

q1 q2 q3 q4 q5

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor